Ciyaaro Saaxiibtinimo Oo La Iskugu Diyaarinayo Koobka Aduunka Oo Caawa Dhacaya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciyaaro Saaxiibtinimo Oo La Iskugu Diyaarinayo Koobka Aduunka Oo Caawa Dhacaya
March 23, 2018 - Written by Reporter:

Waxaa caawa ka dhici doona dalal badan oo dunida ah kulamo cayaareed oo saaxiibtiimo, oo ay cayaari doonaan qaar ka mid ah xulalka dunida.

 

FBF64CB3-8D0D-4769-BCF0-5AC9A259EF14_cx0_cy3_cw0_w1023_r1_s

Kulamadan  ayaa waxaa badankood la isugu diyaarinayaa koobka kubadda cagta adduunka ee bisha June ee sanadka lagu qabanayo dalka Ruushka.

 

Halkan hoose ka akhriso kulamada dhacaya Caawa

Japan vs Mali

Azerbaijan vs Belarus

Cyprus vs Montenegro

Finland vs FYR Macedonia

Russia vs Brazil

Bulgaria vs Bosnia-Herzegovina

Norway vs Australia

Turkey vs Republic of Ireland

Greece vs Switzerland

Hungary vs Kazakhstan

Senegal vs Uzbekistan

Tunisia vs Iran

Saudi Arabia vs Ukraine

Serbia vs Morocco

Argentina vs Italy

Austria vs Slovenia

Germany vs Spain

Netherlands vs England

Poland vs Nigeria

Portugal vs Egypt

Scotland vs Costa Rica

France vs Colombia

Curaçao vs Bolivia

Peru vs Croatia

Mexico vs Iceland

 

COMMENTS
LINKS