DAAWO; “Xukuumadda Waxaanu Leenahay, Yaan Dadka Timaha La Isugu Xidhin”Sh.Adam-siira. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Xukuumadda Waxaanu Leenahay, Yaan Dadka Timaha La Isugu Xidhin”Sh.Adam-siira.
March 23, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) Ayaa khudbadii jimcaha ee maanta wuxu kaga  hadlay Arimo Dhowr ah Kuwaasi oo ku taxaluqa xaaladaha kala duwan ee ka taagan dalka

Sidoo kale sheikh aadansiira ayaa xukuumada ugu baaqay in aanay dadka timaha iskugu xidhin ee ay u cadaalad sameeyaan, bulshada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS