DAAWO MUUQAALKA ;Raysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Jabuuti Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Jabuuti, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO MUUQAALKA ;Raysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Jabuuti Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Jabuuti,
March 23, 2018 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Raysal-Wasaarihii Ugu Mudada Dheer Ee Dalka Jabuuti Marxuum Barkhad Gurad Xamadu oo dhawaan ku geeriyooday dalka faransiiska ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada jabuuti Waxaana aaska Marxuumka kaasi oo ay ka qaybgaleen Madaxwaynaha jabuuti, raysal wasaaraha iyo badi masuuliyiinta xukuumada iyo shacabka reer jabuuti oo aan u kala hadhin.

aas qaran jabuti

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKAN IYO TAARIIKHDA RAYSALWASAARIHII HORE..

https://youtu.be/6A2btV4SIJQ

COMMENTS
LINKS