WAJAALE NEWS

DAAWO MUUQAALKA ;Raysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Jabuuti Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Jabuuti,

JABUUTI(W,N) Raysal-Wasaarihii Ugu Mudada Dheer Ee Dalka Jabuuti Marxuum Barkhad Gurad Xamadu oo dhawaan ku geeriyooday dalka faransiiska ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada jabuuti Waxaana aaska Marxuumka kaasi oo ay ka qaybgaleen Madaxwaynaha jabuuti, raysal wasaaraha iyo badi masuuliyiinta xukuumada iyo shacabka reer jabuuti oo aan u kala hadhin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKAN IYO TAARIIKHDA RAYSALWASAARIHII HORE..

https://youtu.be/6A2btV4SIJQ

Exit mobile version