Banaanbax Loogu Baroor Diiqayo Dilkii Loo Geystay Dhalinyaradii Soomaalida Ahaa Oo London Ka Dhacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Banaanbax Loogu Baroor Diiqayo Dilkii Loo Geystay Dhalinyaradii Soomaalida Ahaa Oo London Ka Dhacay
March 24, 2018 - Written by Reporter:

London (W,N):- Banaanbax wayn oo loogu baroor diiqayo Dhalinyaradii Soomaalida ahaa ee lagu Dilay Magaalada London ayaa waxa uu Ka dhacay Degmada Camden Ee Magaalada London waxana Banaanbaxan kasoo qayb galay Dadwayne Aad u tiro badan, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska ee ka hawl gala Degmada Camden.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS