Daawo: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Beri Hortagaya Labada Gole Qaran | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Beri Hortagaya Labada Gole Qaran
March 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta Beri ah hor tagaya Labada Gole Qaran waxaana arintan shaaciyay Gudoomiyeyaasha Labada Gole ee Guurtida Iyo Wakiilada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ihpncipLQvg

 

COMMENTS
LINKS