WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Beri Hortagaya Labada Gole Qaran

Hargaysa (W,N) – Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta Beri ah hor tagaya Labada Gole Qaran waxaana arintan shaaciyay Gudoomiyeyaasha Labada Gole ee Guurtida Iyo Wakiilada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ihpncipLQvg

 

Exit mobile version