Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Sicir Bararka Ka Jira Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Sicir Bararka Ka Jira Dalka
March 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii saaka waxa ay kaga doodeen Sicir Bararka Dalka ka jira waxanay Xukuumada ugu baaqeen in Gacan bir ah ay ku qabato cidii loo tuhmo kicinta sarifka lacagaha qalaad iyo hoos u dhaca Qiimaha Shilinka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/zETQTpCo7og

 

COMMENTS
LINKS