Madaxwayne Ku-xigeenka Xidhiidhka Kubada Cagta Afrika Oo Somaliland Soo Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Ku-xigeenka Xidhiidhka Kubada Cagta Afrika Oo Somaliland Soo Gaadhay
March 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) –Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Xidhiidhka Kubada Cagta ayaa maanta waxa ay Dalka ku soo dhaweeyeen Madaxwayne Ku-xigeenka Xidhiidhka Kubada Cagta Afrika Sidoo kalena ah Madaxwaynaha Kubada Cagta Dalka Ghana.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS