WAJAALE NEWS

Madaxwayne Ku-xigeenka Xidhiidhka Kubada Cagta Afrika Oo Somaliland Soo Gaadhay

Hargaysa (W,N) –Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Xidhiidhka Kubada Cagta ayaa maanta waxa ay Dalka ku soo dhaweeyeen Madaxwayne Ku-xigeenka Xidhiidhka Kubada Cagta Afrika Sidoo kalena ah Madaxwaynaha Kubada Cagta Dalka Ghana.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version