Maayarka Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Cusub Oo Laga Hir Galinayo Xaafada Hodan Hills | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Cusub Oo Laga Hir Galinayo Xaafada Hodan Hills
March 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa maanta waxa uu dhagax dhigay Wado cusubo oo laga hir galinayo Xaafada Hodan Hils ee Degmada Axmed Macalin haaruun.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS