WAJAALE NEWS

Maayarka Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Cusub Oo Laga Hir Galinayo Xaafada Hodan Hills

Hargaysa (W,N) – Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa maanta waxa uu dhagax dhigay Wado cusubo oo laga hir galinayo Xaafada Hodan Hils ee Degmada Axmed Macalin haaruun.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version