WAJAALE NEWS

Hay’adda Global Oo Degmada Arabsiyo Ku Soo Gabagabaysay Tartan La Xidhiidha Isla Xisaabtanka Iyo Dawlad Wanaaga

Arabsiyo (W,N) – Hay’adda Global Peace oo ka hawl gasha Magaalada Gabiley  ayaaa maanta Magaalada Arabsiyo ku Soo gaba-gabaysay Tartan ku salaysan isla xisaabtanka, Dawlad wanaaga ee Urur Bulsheedka iyo Dawladaha Hoose.

Sidoo kale waxaa Munaasibadan ka soo qayb galay Saraakiisha ugu saraysay Ha’adda Global, Maamulka Gobolka, ka Degmada Iyo Masuuliyiin ka socday Xukuumada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version