WAJAALE NEWS

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Qaaxada Adduunka

Hargaysa (W,N) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa waxa uu maanta ka qayb-galay xuska maalinta qaaxada adduunka oo lagu xusay Dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/2VF3zKLSf48

 

Exit mobile version