WAJAALE NEWS

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Dhalinyaro Baraha Bulshada Ku Af-lagaadaysay Diinta Islaamka

Hargaysa (W,N) – Af-hayeenka Ciidamnka Booliska Somaliland Faysal iis ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabay dhalinyaro Baraha Bulshada Ku Af-lagaadaysay Diinta Islaamka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IqdzVYdPVY0

Exit mobile version