Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Soo Af-jaray Khilaaf Dhuleed Ka Taagnaa Magaalada Tog Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan Oo Soo Af-jaray Khilaaf Dhuleed Ka Taagnaa Magaalada Tog Wajaale
March 24, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N) – Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Oo uu Weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley oo safar ku yimid Magaalada Tog Wajaale ayaa soo af-jaray Khilaaf dhuleed maalmihii u danbeeyay ka taagnaa Magaalada Tog Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS