Daawo: Chief Caaqil Cusub Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Kala Baydh Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Chief Caaqil Cusub Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Kala Baydh Ee Gobolka Gabiley.
March 24, 2018 - Written by Wariye:

Gabiley(WJN):-munaasibad lagu caleemo saarayay caaqilka guud ee reer xareed ayaa waxa ay  ka dhacay deegaanka kala baydh ee gobolka gabiley waxana ka soo qayb galay masuuliyiin madax mari sharaf saladiin cuqaal iyo qaybaha kale ee bushada ku dhaqan somaliland
madashani lagu caleemo saarayay caaqil Cabdiraxmaan Muxumed Baadil (Cabdi Biid) ayaa waxay ahayd madal kulmisay dhaamba qaybaha bulshada ee reer somaliland waxa halkaasi hadalo duco iyo waaano ah ka soo jeediyay masuuliyiintii ka soo qayb galay madashaasi

Halkan Ka Daawo Xaflada Caleemo Saarka Oo Dhamaystiran

 

 

 

Gabiley Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS