WAJAALE NEWS

Faysal Cali Waraabe Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version