WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Biyo La’aanta Ka Jirta Magaalada Hargeysa

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa ka hadlay Biyo La’aanta ka jirta Magaalada Hargaysa isagoo sheegay in ku tala jiraan Xukuumad ahaan sidii ay Magaalooyinka waayn ee Somaliland ay u heli lahaayeen biyo ku filan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/HbbGIEaB8j4

Exit mobile version