Golaha Deegaanka Gabiley Oo Tacsi Udiray Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi Oo Aabihii Ku Geeriyooday Dalka Holland, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Gabiley Oo Tacsi Udiray Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi Oo Aabihii Ku Geeriyooday Dalka Holland,
April 1, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Xildhibaan Maxamed Xaashi  oo katirtan Golaha Deegaanka Gabiley oo Alleh ha Unaxariistee Aabihii Marxuum Maxamed Xaashi  ku Xalay geeriyooday Dalka Holland.

Xildhibaan Iiid Xasan Cabdi oo ku hadlaya Afka xildhibaanada golaha deeganka Gabiley ka shacabka Gobolka ayaa Wuxuu Tacsi u dirayaan Qoyska iyo Qaraabada uu ka baxay Marxuumku.

“ Aniga oo ku hadlaya Afka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ka Bulshada Gobolka waxaan halka tacsi tiiraayo leh uga Dirayaa Qoyska Iyo Qaraabada uu ka Baxay Marxuum Maxamed Xaashi Gaar ahaan Xildhibaan Mahdi Maxamed Oo kamida Golaha Deeganka gabiley Waxaanan leeyahay ilaahay Dhamaanteed samir iyo Imaan saadiqa haynagasiiyo  qoys iyo qaraababa

Waxaan Ilaahay Marxuumka uga Baryaynaa  Illahay Su,aasha Ufududeeyo Janatul fawdowna ,

DHANKA KALE Waxaa Tacsi Taalamida ah UDiray Xildhibaan Mahdi Iyo Qoyskiisa Geerida Naxdinta LEh eek u timid Aabo Marxuum Maxamed Xaashi Maamulka, Hawlwadeenada Bahda shabkada wararka ee Wajaalenews,net

Oo leh dhamaan ilaahay samir iyo iimaan hayniga siiyo.

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN;

 

XILDHIBAAN IID XASAN CABDI

COMMENTS
LINKS