Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timi Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timi Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe
April 9, 2018 - Written by Reporter:

Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland General Maxamed Xasan C/laahi Jidhif ayaa waxa uu Tacsi U Diray Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Xilldhibaan Ibraahin Axmad Sh Muuse Haybe.

 

tacsi

Waxaanu Muj /Janaral Maxamed Xasan C/laahi Jidhif  tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Caruurtii,Ehelkii,Qaraabadii,Xilldhibaanadii,Saaxiibadii iyo dhamaan Bulshada S/land .Alle qabriga ha u nuuro,Alle ha u naxariisto oo Jannatu Fardawsa haka waraabiyo. Xilldhibaan Ibraahin Axmad Sh Muuse.

COMMENTS
LINKS