Bahda Shabakada Wajaalenews Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe
April 9, 2018 - Written by Reporter:

Dhamaan Bahda iyo Hawl Wadeenada Shabakada Wararka Wajaalenews waxa ay Tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, Caruurtii, Xilldhibaanadii, Saaxiibadii iyo dhamaan Bulshada Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa Alle qabriga ha u nuuro,Alle ha u naxariisto oo Jannatu Fardawsa haka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

tacsi

 

marxuumka waxaanu Alle uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Samir iyo iimaan saadiqana ka siiyo , qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay.

 

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

COMMENTS
LINKS