WAJAALE NEWS

Bahda Shabakada Wajaalenews Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe

Dhamaan Bahda iyo Hawl Wadeenada Shabakada Wararka Wajaalenews waxa ay Tacsi u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, Caruurtii, Xilldhibaanadii, Saaxiibadii iyo dhamaan Bulshada Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa Alle qabriga ha u nuuro,Alle ha u naxariisto oo Jannatu Fardawsa haka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

marxuumka waxaanu Alle uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Samir iyo iimaan saadiqana ka siiyo , qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay.

 

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Exit mobile version