DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Wariye Hereri la Yeeshay Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Su,aalo Xasaasiyo Oo Uu Waydiiyay+Jawaabaha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Wariye Hereri la Yeeshay Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Su,aalo Xasaasiyo Oo Uu Waydiiyay+Jawaabaha.
April 10, 2018 - Written by Editor:

Madaxwayne Xukuumada Waxaa Lagu Dhaliilaa In Aanay Isku Dheeli Tirnayn Xaga Beelaha Oo Aad Ubadisay Beelihii ku Taageersanaa?maxaad ka leedahay?

Hargaysa(W,N) Wariyaha Rugcadaaga ah ee Cabdisalaa Hereri Ayaa Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya la yeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kaasi oo uu ku Waydiiyay Su,aalo Xasaasiya kuna Taxaluqa Xaalada somaliland , Wadahadaladii Udhaxeeyay somaliya.

Xisbiga kulmiye iyo Wareejinta Gudomiyaha xisbiga xiliga uu wareejinayo, Dhismaha xukuumada iyo sida ayna bulshadu ula dhacsanayn   iyo arimo kale oo Muhiima

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS