DAAWO ;Maxaa U Qabsoomay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi 120kii Maalmood Ee Ay Talada Dalka Haysay?
April 12, 2018 - Written by Editor:
HARGAYSA (W,N) Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Gadhwadeenka ka Yahay Oo Talada Dalka Haysa Mudo 12o maalmood ayaa soo bandhigtay Wixii Uqabsoomay Mudadaasi Taasi oo ay soo Diyaarisay Wasaarada Warfaafintu