Daawo xooghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani Oo Ka Hadlay Khilaafka U dhexeeya isaga Iyo Gudoomiyahaha Xisbigaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo xooghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Wadani Oo Ka Hadlay Khilaafka U dhexeeya isaga Iyo Gudoomiyahaha Xisbigaasi
April 13, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):xoogahaya xisbiga mucaaridka ah ee wadani uurcade ayaa oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya isaga iyo gudoomiyaha xisbigaasi cabdiraxmaan ciro sidoo kalena waxa uu soo hadal qaaday shrwaynaha xisbigaasi iyo arimo kale oo la xidhiidha khilaafka soo kala dhax galay

 

https://youtu.be/CLGLd4zzDSA

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS