WAJAALE NEWS

Daawo Xildhibaan Rayte Oo Ka Hadlay Loolanka Loogu Jiro Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye.

Hargeisa(WJN):xildhibaan rayte oo makrii ugu horaysay ka hadlay loolanka loogu jiro gudoomiye nimada xisbiga talada haya ee kulmiye ayaa wax uu sheegay in aanay jirin wajibaad madaxwaynahasomaliland ee muuse biixi cabdi  ku khasbaya in uu gudoomiyaha iska wareejiyo

 

https://youtu.be/rTmo2K4N7K4

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version