Uurcade Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Xisbiga Waddani Ku Sameeyey, Eedo Culus-na Ujeediyey Gudoomiye Ciro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Uurcade Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Xisbiga Waddani Ku Sameeyey, Eedo Culus-na Ujeediyey Gudoomiye Ciro
April 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N);- Xoghayihii guud ee hore xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waxaa uu ka hadley xil ka qaadis ay shalay ku sameyeen guddida fulinta ee xisbiga Waddani , waxaana u sheegay in xil ka qaadistaasi ay tahay mid aan sharci aheyn isla markaana aan waafaqsaneen xeerka xisbiga Waddani.

 

Sidoo kale Uurcade , xoghayihii hore ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyey gudoomiyaha xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey in uu yahay Masuul Soomali Weyn ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS