WAJAALE NEWS

Daawo: Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Sadex Sano Xadhiga Ku Xukuntay Niciima Abwaan Qorane

Hargeysa (W,N):- Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday Abwaanad Niciima Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd magaalada Hargeysa, Maxkamada ayaa ku xukuntey Niciima Abwaan Qorane Saddex sanno oo xadhig ah.

 

Sidoo kale Niciima Abwaan qorane oo muddo dhawr bilood ah ku xidhneyd magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo eedeyey qoraal ay barteeda Facebook soo dhigtay oo la sheegay in ay qaran nimada Somaliland kaga soo hor jeedo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/23WRrxX1qKQ

 

Exit mobile version