Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Sifaha Sharci Ee Loo Maray Xilka Qaadista Xoghayaha Guud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Sifaha Sharci Ee Loo Maray Xilka Qaadista Xoghayaha Guud
April 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha saar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadlay Sifaha sharci ee loo maray Xilka qaadistii Xoghayiha Guud Ee Xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS