Daawo: Magaalada Gabiley Iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Dhir Beerista | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Magaalada Gabiley Iyo Sidii Looga Xusay Maalinta Dhir Beerista
April 15, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Magaalada Gabiley ayaa waxa maanta si balaadhan laga Xusay Maalinta Dhir Beerista Somaliland oo maanta ku beegnayd Iaydoo Olole dhir lagu beerayo laga bilaabay goobaha istaraajitiga ah ee Magaalada Gabiley.

 

Sidoo kale Maayarka Magaalada Gabiley, Badhasaabka, Xoghayaha Fulinta iyo Isuduwaha Deegaanka Gobolka Gabiley ayaa ka hadlay maalintan loo asteeyay dhir beerista.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS