DAAWO; Buur Madow Oo Fariin U Diray Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Jawaabta Madaxwayne Cabdiwali Gaas | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Buur Madow Oo Fariin U Diray Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Jawaabta Madaxwayne Cabdiwali Gaas
April 15, 2018 - Written by Reporter:

Carmo (W,N):- Boqor Cismaan Buur madoow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland oo ka qaybgalay Caleemo saarka beeldaaiye ka soo jeeda Puntland oo lagu Caleema Saaray Degmada Carmo ayaa hadal uu ka jeediyay munaasibada caleemo saarka ah waxa uu fariimo kala duwan udiray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland  Cabdiwali Gaas oo isagu xiligan ku sugnaa madasha isla markaana ka jawabay hadalkii buur madoow iyo dhinaca uu iskaga riixay dhibta labada maamul.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/IOeruaGQtYg

COMMENTS
LINKS