WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Gaadhay Degaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Tukaraq (W,N):- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaanay kulan la yeesheen Saraakiisha iyo Madaxda kala duwan ee Ciidanka Qaranka Somaliland eek u sugan Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/XEbKNySz4Rg

 

Exit mobile version