Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Shaqo Gelinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Xilkii La Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Shaqo Gelinta Iyo Arimaha Bulshada Oo Xilkii La Wareegay
April 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Agaasima Cusb ee Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada Maxamed Aadan Ilkacase ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Agaasimihii hore ee Wasaaradaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS