Dowlada Soomaaliya Oo Xayiraadii Dhanka Socdaalka Ka Qaaday Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowlada Soomaaliya Oo Xayiraadii Dhanka Socdaalka Ka Qaaday Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur
April 15, 2018 - Written by Reporter:

Muqdisho (W,N):- Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay xayiraadii ka qaaday Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur kadib markii Xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya ku eedeeyay falal la xidhiidha Khiyaamo qaran, Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka dhoofay Gaaroonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho isagoo u safray Dalka Kenya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS