WAJAALE NEWS

Dowlada Soomaaliya Oo Xayiraadii Dhanka Socdaalka Ka Qaaday Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Muqdisho (W,N):- Dowlada Soomaaliya ayaa waxa ay xayiraadii ka qaaday Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur kadib markii Xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya ku eedeeyay falal la xidhiidha Khiyaamo qaran, Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka dhoofay Gaaroonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho isagoo u safray Dalka Kenya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version