WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Xeerka Tamarta

Hargeysa (W,N):- Fadhi ay yeesheen maalintii labaad Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay dood adag ka yeesheen xeerka tamarta oo golaha hor yaalay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version