“Hadalka Buurmadow Colaad Cusub Ayuu Abuuri Karaa”..Suldaan Maxamed Cabdiqaadir | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadalka Buurmadow Colaad Cusub Ayuu Abuuri Karaa”..Suldaan Maxamed Cabdiqaadir
April 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa uu khalad iyo gef ku tilmaamay hadal maalintii shalay ahayd Degmada Carmo uu ka jeediyay Boor Buurmadoow kaas oo uu ku sheegay in la kala qaado Ciidamada Somaliland iyo Puntland ee Isku hor fadhiya Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS