“Waxaan Xaqiijinayaa Inaan Kursigan Xildhibaanimo Anigu Leeyahay”..Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Xaqiijinayaa Inaan Kursigan Xildhibaanimo Anigu Leeyahay”..Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta
April 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees ayaa waxa uu xaqiijiyay islamarkaana uu sheegay in uu leeyahay Booska Xildhibaanimada Golaha Wakiilada ee banana.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS