WAJAALE NEWS

“Waxaan Xaqiijinayaa Inaan Kursigan Xildhibaanimo Anigu Leeyahay”..Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta

Hargeysa (W,N):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees ayaa waxa uu xaqiijiyay islamarkaana uu sheegay in uu leeyahay Booska Xildhibaanimada Golaha Wakiilada ee banana.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version