Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Ee Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Ee Gabiley
April 16, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N):- Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay isu-duwayaasha laamaha Dawlada kala duwan ee ka hawl gala Gobolka Gabiley

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS