WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Ee Gabiley

Gabiley (W,N):- Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay isu-duwayaasha laamaha Dawlada kala duwan ee ka hawl gala Gobolka Gabiley

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version