“Aduunyo Cirro Ayaa Ahmed Silaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Madaxwaynihii Hore Iyo ka Xilka Haya Ah Ku Eedaynaya Khiyaamo Qaran.Cali guray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Aduunyo Cirro Ayaa Ahmed Silaanyo Iyo Muuse Biixi Oo Madaxwaynihii Hore Iyo ka Xilka Haya Ah Ku Eedaynaya Khiyaamo Qaran.Cali guray
April 19, 2018 - Written by Editor:

“Aduunyo Cirro ayaa Ahmed Silanyo iyo Muuse Biixi oo Madaxwaynihii Hore iyo ka xilka haya ah ku sheegaya Khiyaamo qaran. Markay halgamayeen miyaanu kabo-leefkii kabaha leefayay ahayn. may ahayn inu waxa isagu uu yahay ku sheego. Intay u soo mareen nin u soo maray ma geyo khaaymul waddan. Hadda ayuu isagu ku jiraa khiyaamo qaran oo loo adeegsanayaa waxyeelada qarankan dhidibada aastay. Gobanimada wuxu ka jecel yahay gunnimada oo hadda ayuu kabo qaadkii uu ahaa weli yahay. Waar yaa la taliya oo yidhaa iskaga noqo halkii aad ka timi. Mise wuxu taagga u haystaa inu Somaliland isaga iyo kuwa ku shaqaysanayaa ay wax yeeli karaan. Anigu ma garanayo cidda la jirta ee raacsan guntiisana waa la ogyahay. Haddii sharcigu shaqaynayo waxa xaq loogu leeyahay waxa loo soo malmaluuqay ee dheh la yidhi wuu yidhiye inu soo cadeeyo haddii kale sharciga wuxu ka mutaysto la mariyo. Raggii ag joogi jiray intii inuun wax isku falaysay miyaa agtiisa ku aragteen? Siday u dhamaayeen mar bay ka wada dhaqaaqeen oo hadaa ma hacoogan aan Ba iyo Ta midna ahayn ayay wakhti iskaga lumiyaan?

CALI GURAY

Hadii inta ugu yar ee garsho ah uu leeyahay wuxu badbaadin lahaa xisbigiisa oo xilka iska wareejin. waa iidda xukuumaddan waayo ma jiro mana noqon karo xisbi meteli karaa mucaaridka ka soo horjeeda xukuumadan shaqada keliya uu hayaana waa in aanu WADDANI noqon xisbi mucaarid ah. Hadii la iskaba daayo muxuu cid yeeli hadalkiisa saw waxa uu yahay uun sheegi maayo. Ilaahayow yaa hadalkiisa cunto uga dhiga oo u kariya oo ku yidhaa cun hadaba waxanu noqday waxad ku hadlaysay

 

CALI GURAY

 

COMMENTS
LINKS