DAAWO ; Sheekh Aadansiira Oo Ka Hadlay Muranka Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Cawaaqib Xumada Ay Leedahay Madaxda Oo Umadooda Been Usheega, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Sheekh Aadansiira Oo Ka Hadlay Muranka Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Cawaaqib Xumada Ay Leedahay Madaxda Oo Umadooda Been Usheega,
April 20, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Sheekh Aaadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) Oo kamida Culimada Waawayn Ee reer Somaliland Isla markaana kamid Shakhsiyaadka Sida joogtada ah Uga Hadla hadba xaalada ka jirta Somaliland iyo duruufaha ku xeeran ayaa maanta khudbadii jimcaha kaga hadlay muranka kasoo cusboonaaday heshiiska dekeda berbera kaasi oo madmadow badani  hadheeyay,

Sidoo kale sheikh Aadansiira Ayaa Bayaamiyay Cawaaqib Xumada ka Dhalata Hadii Madaxdu Umadooda Been usheegaan iyagoo danahooga Uun ku Raadsanaya,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADA SHEEKH AADANSIIRA OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS