Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Digay In Dalku Galo Qalalaase Siyaasadeed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Digay In Dalku Galo Qalalaase Siyaasadeed
April 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Prof, Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Somalialdn ayaa waxa uu ka digay in Dalku galo qalalaase Siyaasadeed isagoo Xukuumadihii kala danbeeyay iyo Asxaabta Siyaasada ku Eeedeeyay in ay Dalka iyo Shacabkoodaba Khiyaameen isagoo sheegay in Aanu Dalka u bahnayn Jahwareer Siyaasadeed oo ka curta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS