Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Xaalada Ay Kugan Yihiin Dadka Barakacayaashii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Xaalada Ay Kugan Yihiin Dadka Barakacayaashii
April 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed Xinif ayaa waxa uu ka warbxiyay Xaalada ay ku sugan yihiin Dadka Barakacayaasha ahi isagoo sheegay in Gobolada Dalka ay u dirtay Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha si ay ugu kuur galaan xaalada ay sugan yihiin Dadka Qaxootiga ahi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS