Gudida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Shidaal Wasakhaysan Oo Dalka La Keenay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Shidaal Wasakhaysan Oo Dalka La Keenay
April 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Gudida dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay Shidaal Wasakhysan oo Dalka la keenay Iyagoo sheegeen in Golaha Wakiiladu aanay Sharciyayn Shirkada Maamusha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo ay Dalka ku joogto sharci daro.

 

Sidoo kale Gudidan ayaa waxa ay Madaxwaynaha Somalialnd ka codsadeen in uu Gudi u saaro soo baadha  hawshaasi isalamarkaana soo bandhigto Shirkada Dalka keentay Shidaalka xun.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS