Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Gudi U Saartay Shidaal Wasakhaysan Oo Dalka Soo Galay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Ganacsiga Somaliland Oo Gudi U Saartay Shidaal Wasakhaysan Oo Dalka Soo Galay
April 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo ay wehelinayo Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Muuse Xasan Xaaji Yuusuf  ayaa waxa ay maanta magacaabeen Gudi Baadhitaan ku samayn doonta Shidaal wasakhaysan oo Dalka soo galay.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

https://youtu.be/1ujEdcuu0ic

COMMENTS
LINKS