Xisbiga Waddani Oo Guddi Xaqiiqo Raadin Ah U Magacaabay Arrinta Dekadda Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Guddi Xaqiiqo Raadin Ah U Magacaabay Arrinta Dekadda Berbera
April 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxa uu magacaabay Gudi xaiiqa raadin ah oo ku saabsan arinta Dekeda Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

https://youtu.be/g-UJPOPAfSs

COMMENTS
LINKS