Daawo: Garabka Badbaada Xisbiga Waddani Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Garabka Badbaada Xisbiga Waddani Oo Hargaysa Lagaga Dhawaaqay
April 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Siyaasiyiin uu hogaaminayo Xogahihii hore ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa maanta waxa ay magaalada Hargaysa kaga dhawaaqeen Garab la magacbaxay Garabka Badbaadada Xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Hw0NYZD91Vs

COMMENTS
LINKS